Dhibaatada Haysata Bulshada Iphone Isticmaasha!

0
650

Taariikhad Mobilada iphone waxa curinteed ay ka soo baxday Steve oo ah farsmayaqaankii Apple, kaasi oo codsaday inuu baadhis ku sameeyo istcmaalka qalabka touchscreen.

Laakiin sanadkii 2007, bishii June 11, ayaa si rasmi ah shirkadda Apple u shaacisay in iphone uu yahay jiilka sadexaad kaasi oo sahlaya wax kasta iyo in lagu sitcmaalo karo Internetka laguna abuuran karo web sites. Iphone maanta weli waa mobilada loogu jecel yahay dunida ee ugu tayo fiican.

Daraasad madax banaan oo ay samaysay Jaamacdda University of Wisconsin–Madison ee Maraykanka ayay ku cadaysay in dadka isticmaala Mobilada iphone 45% ka mid ahi ay aad u jecel yihiiin mobilka.  Dadkaasi ayaa aad u murugooda marka ay waayan Mobilka ee uu ka lumo ama lagaba xado, waxayna dareemaan murugo  weyn oo la mid ah tan ay dareemaan marka qof ka dhinto. Waxaana daraasadda lagu soo xidhay in bulshada isticmaasha iphone uu werwer hayo in ku dhowa kala badh.

Leave a Reply