Farriintii Hitler Ee Nabiliyon

0
635

Sanadkii 1940 markii ay magaalda caasimadda Faransiiska Paris gacanta u gashay xukunkii naasiga ee Jarmalka, ayuu hogaamiyahoodii Hitler  Caasimadda Faransiiska.  Hitelr markii uu gaadhay Paris wuxu booqday qabrigii Napileon oo qarnigii 18 Yurub badankeeda ka talin jiray Yurub  isla markaana u dhashay Faransiiska oo lagu tilmaamo inuu ahaa geesi laga baqo.

Hitler ayaa fariinta erayadan qabriga ka dul yidhi “ I samaax , geesi ayaad ahayde, laakiin maanta aniga ayaa jebiyay dalkaagi.  Waxase muhiim ah inaad ogaato in shacbigaagu ay mashquul ku ahaayeen tumashada, halka dadkaygu ay mashquul ku yihiin hubka iyo samayntiisa”. Sababta Faransiiska loo qabsadayna ayaa lagu tilmaamay inay ahayd in aanay difaac iyo ciidan dan ka lahayn laakiin ay  ku mashquuleen tumashada iyo waxa ay ugu yidhaaeen raaxaysiga jidhka.

 

Leave a Reply