Samada Mar Kasta Roob Haka Sugan!

0
484

Sanadkii 2009 dalka Japan magaalo ku taalla oo lagu magacaabo Anshitwata ayay daruuraha roobku isa soo xidheen, waxaana ay filayeen in Roob mahiigaan ahi uu ka di’ doono.

Laakiin roobka maalintaasi da’ay aya anoqday id yaba leh ka dib markii ay samada ka soo daateen Rah iyo Kaluun. Waxaana dhulka markiiba buux dhaafiyay raha iyo  Kaluunka.

Aqoonayahano baadhis ku  sameeyay ayaa fahimi ayaan garan sababta Roobkan ay ula socdeen Raha iyo kalnuunka. laakiin ugu danbasytii waxay ku fasireen inay tahay in roobkaasi oo watay dabaylo xoogan ay suurtagal tahay inuu goob fog ka soo qaaday raha iyo kaluunka, laakiin arinkaasi ma qancin dad badanb oo m aalintaasi goob jog ahaa.

Waxase iyana jirtay roob la mid ahi uu ka da’ay dalka Giriiga Magaalada Narbolia sanadkii 1981 kaasi oo Raha iyo Kaluunka hawada ka soo daadiay..

Leave a Reply