Lacagta Waan Raadiya

0
71

Qoraagii Ingiriiska ah caankana noqday ee George Bernard Shaw  ayuu maalin nin kale oo ahaa  Qoraa qab weyn ku yidhi : “ anigaa kaa wanaagsan , maxaa yeelay adigu waxaad wax u qortaa si aad lacag u heshid aniguna waxaan wax u qoraa sidii aan sharaf u heli lahaa “.

Qoraaga Bernard ayaa si  degdeg ah ugu jawaabay oo yidhi  “ Waa runtaa, labadeenaba mid kastaa waxa ka maqan ayuu raadinayaa, sharaftuna waa wax kaa  maqan”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here