Hargeysa (Dawan) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.
Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne.