Hargeysa (Dawan) Guud ahaan Somaliland waxaa dib u bilaabmay waxbarashada sannad dugsiyeedka 2020/2021, taas oo la hirgelinayo qorshaha ka hortaga faafitaanka Covid-19.
Guddida ka hortaga xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 ayaa soo saaray qodobo lagu dhaqayo goobaha waxbarasho ee dalka, kuwaas oo la rabbo in lagu illaaliyo badqabka ardayda iyo macalimiinta.
Halkan ka Akhriso