Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa daahfurtay barnaamij lagu taakuleynayo bulshadda nugulka ah ee reer Somaliland.
Waxaana barnaamijkani oo ay wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshadu daahfurtay ka faa’ideysan doona 32 kun oo qoys islamnarkaana u dhiganta 200 000 kun oo qof sida wasaaraddu sheegtay.
Waxaanay wasaaraddu sheegtay in uu mashruucani uu yahay mid wax badan ka tari doona baahida dadka danta-yar.
mashruucan ayaa ka fuli doona Degmooyinka
1. Xaysimo
2. Gebilay
3.Selel
4.Saraar
Mashruucan ayaa socon doona mudo sanada isaga oo taabanaaya dadkii abaaraha iyo