Khudradu Xanuuno Ay Dawo Ka Tahay

0
513

Khudaarta Baamiyaha ayaa cilmi baadhis badan oo la sameeyay cadaysya inuu aad ugu wanaagsan cudurka macaanka. Cilmi baadhista ayaa muujisay in baamiyuhu uu kontrolo sonkorta dhiiga, taasina ay sababi doonto inuu isagu buuxiyo halkii laga qaadan jiray dawooyinka kale.

Waxa kale oo iyana la cadeeyay in geedkan uu dawo u yahay Karastarolka, isagoo yareeya subaga iyo xaydha jidhka ku jirta. Cilmi baadhayaal badan ayaa ku taliyay in dadkan xanuunadan qaaba ay isticmaalaan khudaarta baamiyaha.

Waxaa iyaduna xusid mudan in khudaarta kala duwan ay dhamaantood jidhka u leeyihiin waxtar caafimaad sida tufaaxa iyo sabiibka iwm.

Leave a Reply