Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Miisaniyada 2021

0
895

Hargeysa-(Dawan)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyada sannadeedka 2021-ka.

Miisaniyada dawladda Somaliland ayaa waxa ogolaaday todoba iyo labaatan mudane , Waxaana diiday shan mudane, Sagaal Xildhibaan ayaa ka aamusay Sidaasi ayaa lagu ansixiyey miisaniyada.

Fadhigan lagu ansixinayay Miisaaniyada ayaa waxa guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here