Xikmada Maanta

0
976
  • Dariiqa uu marayo Caajisku waxa ku lammaan Fakhriga.
  • Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay cashar ku bartaa.
  • Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in aanu noqonayn sidii uu asalkiisu ahaa.
  • Ha yaraysan habaarka kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
  • In aad samayso waxa aanay dadka kale samayn Karin waa karti.
  • Khaladku waa wadooyinka guusha lagu gaadhoMarna guulaysan maysid haddii aanad fashilka baran

Leave a Reply