Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Degaanka Somaliland

0
368
Hargeysa (Dawan) Cabdikariin Aadan Siciid ayuu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda degaanka iyo horumarinta reermiyiga.
Cabdikariin Aadan ayaa wiigan gudihiisa wareejiyay xilka xoghayaha fulinta dawlada hoose ee degmada Berbera.
Xilkan loo magacaabay agaasime Cabdikariin ayaa waxa hore uga cudur daartay masuul uu dhawaan madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay.

Leave a Reply