Xikmadaha Maanta

0
510

Qiimaha Weedha Wanaagsan!

 

  • Dadka waxa u mudan , kan aan dadka ka hagran waxa gacantisa ku jir ee Aduunyo ah”
  • Dhulka kuma furto ciidan waxaan ku furtaa hadal wanaagsan” S.Al-Ayuubi
  • Hal eray oo nabad ah ayaa ka qiimo badan boqollaal eray oo dagaal ah
  • Raac dariiq badbaadada oo yaanay ku dhibin dadka yar ee socda, iska jir dariiqa habawga oo yaanay ku hodin dadka badan ee socdaa” Fudayl Binu cayad
  • Odhaahda ka soo baxaysa hubso, waxa maqla kuwo uu saamayn taban ku leeyahay.
  • Si karti leh u sheqee, si wanaagsan u dhaqan.
  • Haddii aad ogaan lahayd qiimaha wax bixinta, waxba maad canteen ilaa aad badh bixiso
  • Haddii dadka oo dhami xaqa ka shakiyaan, adigu keliga ku hadha”
  • Dadka hadalka macaan laguma kasbado waa akhlaaq iyo shaqo fiican” M.Qasli
  • Qof kasta si naxariisle ula dhaqan.
  • Isbedel oo dhami maaha horumar sida socod oo dhami aanu u ahayn mid hore loo dhaqaaqo
  • Daqiiqad keliya ayaa maalinta dhan bedeli karta.

Leave a Reply