Bulsha Guryo Ka dhigata Doonyaha!

0
436

Jamhuuriyadda Malta ( Republic of Malta)  waa dawlad yar oo ku taalla qaaradda Yurub xeeliga badda cad (Mediterranean sea).

Malta waa dawladda ugu yar ee Yurub, caasimadda Malta waa magaalada Falita, taasi oo iyana ah magaalada ugu yar Magaalo madaxyada Yurub, ballaceeda ayaa gaadhay 0.8 Km2 . Goobta ay ku taallo oo muhiim ah ayaa keentay inay saamayn ku yeeshaan duulanaadi kala duwan sida kuwii Romanka, Muslimiinta, Spain, France, iyo ugu danbaystii Ingiriiska oo qabsaday sanadkii 1964.

Malta waxay xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska sanadkii 1974, waxaana ay ku guulaystay inay ku biirto Ururka midowga Yurb sanadkii 2004. Bulashada Malta waa Masixiiyin aaminsan mad-habta Katoliga.   Tirada dadka oo badanaysa iyo dhulka oo ku yar ayaa keentay in dad badan oo reer Malta ahi ay ku noolaadaan guryona ka dhigtaan Doonyaha.

 

 

 

 

 

Leave a Reply