Wanaagga Hadalka Iyo Ilaalinta Carabka !

0
281

Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiiskan soo socda ku tilmaamay odhaahda iyo qiimaha ay u leedahay qofka Muslinka ah waxaana uu yidhi:

“Adoonka Allah iimaankiisu ma toosnaado , xaqana kuma qumanaado ilaa uu qalbigiisu toosnaado, qalbigiisuna ma toosanaado ilaa uu carabkiisu toosnaado ( hadalkiisu fiicnaado)” . werin Axmed

Xadiiskaasi wuxu tilmaamaya kaalinta muhiimka ah ee uu ka qaato hadalka wanaagasan iimaanka iyo  kobcintiisa, isla markaana wuxu astaan u yahay hadalka fiicani inuu wanaagsan yahay qofka qalbigiisa iyo iimaankiisu.

Leave a Reply