Xikmadaha

0
407

“ Nin caaqil ah ayaa la weydiiyay ragga kee ugu wanaagsan? Kuna jawaabay Kan haddii aad la doodo xikmada leh, hadii laga caydhiisiiyana dulqaadka leh, haduu guulaystana deeqsiga ah, haduu balan qaadana oofiya haba weynaadee, hadii loo dacwoodana naxariista badan”

“ Alskendar oo boqoradii Baabul ka mid ahaa ayaa la weydiiyay: Keeba loo baahan yahay cadaalad iyo geesinimo?, waxaana uu ku jawaabay : hadaan cadaalada hayno waan ka maarmaynaa geesinimada”

“Mararka Allah wuxu ka xidhaa Albaab, adigoo murugysan ayuu ku furaa mid ka wanaagsan, laakiin dadka badankoodu waxay lumiyaan awoodooda iyagoo ka fikiraya albaabka xidhmay , halkii ay ka eegi lahaayeen albaabka furmaya”

 

 

Leave a Reply