Islaamka Iyo Nolosha Wanaagsan

0
368

Sanadkii 2014 ayaa daraasad Maraykanku ku sameeyay dalalka qawaaniinta noloshooda ay u eeg yihiin habka Islaamku u nidaamayay nolosha, iyagoo ka eegayay sida ay noloshoodu tahay dhinacyada dhaqaalaha iyo amaanka.

Waxaan yaab noqotay in dawladaha nidaamka islaamka noloshooda ku habeeyay iyagoon haddan ahayn dalal islaam ah ay ka amaan iyo nolol wanaagsan yihiin dalalka kale. Waxa kale oo cajiib noqotay in 30 dawladood ee ugu horeeya liiskan midkoodna aanu ahayn dawladaha Carabta iyo kuwa kale ee Muslimiinta ah.

Daraasadda ayaa sheegtay in dalba kan uu u kaga badan shuruucda uu ka soo qaatay shareecadda Islaamka ay u kala horeeyaan nolosha.

Waxaana kaalmaha hore daraasaddan ka galay dalalka Japan, Irland, Sweden iyo dawlado kale oo u badan oo Yurub ah.

 

 

Leave a Reply