Edebta iyo Dhaqanka Wanaagsan!

0
268

Muhiim maaha waxa aad tahay, laakiin waxa muhiim ah waxa aad noqon doonto. Macdanta saafiga ah ma bedelaan wakhtiga iyo maalmuhu. QOfka wanaagsan maalka, magaca , mansabka iyo shadao aqooneed waxa ay u kordhisaa keliya kibir la’aan.

Ogow qofka xumi wa qof xun haba ahaado baalashle ama wasiir. Nebi Yuusuf (cs) isagoo jeelka ku xidhan ayaa lagu yidhi :” Waxaan ku aragnaa in aad ka mid tahay samafalyaasha”.

Isla mar kale isagoo boqor noqday waxa lagu isla weedhahaasi:” Waxaan ku arganaa in aad ka mid tahay samafalayaasha”.

Qofka wanaagsani isma bedelo, goob kasta iyo wakhti kasta”.

Leave a Reply