Caalamka Iyo Caadooyinka Soo Dhowaynta!

0
218

Inkasto salaamaha iyo soo dhowaynta dadka dunidu ku nool ay kala duwan tahay hadana inta  badan waa kuwo gacanta xidhiidh la leh mana aha kuwo yaab leh. Laakiin dalka Shiinaha gobolka Tabit ayaa si aan caadi ahayn isu salaama. Bulshadan ayaa salaantoodu tahay iyagoo carabkooda soo saara marka ay soo dhowaynayaan qof kale oo ehelkooda ama asxaabtood ah.

Waxaana la sheegay in dhaqankani yahay mid uu muddo dheer caan ku ahaa gobolkani. Waxaana macno ahaan ay ka dhigan tahay salaanta Carabka la soo saarayo oo laga yaabo, bulshooyinka  dunida qaarkood inay ceeb iyo xumaan u arkaan “ Waxaad qiimo iigu leedahay sida uu Carabkaygu qiimo iigu leeyahay, haddii aan waayo noloshii ayaan waayay, adiguna la mid ayaad tahay”.

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply