Guuldaradu Waa Guusha Danbe!

0
175

Vido Loncar  oo ahaa Feedhyahan u dhashay dalka Kura’eeshiya isla markaana ay ciyaar feedhka miisaanka culus iskaga hor yimaadeen Algirdas Baniulis   oo u dhashay Lithuania  ayaa xanaaqay isla markaana aflagaado xad dhaaf ah u jeediyay  garsoorihii ciyaarta hagayay. Cadhada iyo xanaaqa Mr.Vido Loncar  waxa sababay markii uu garsooruhu sheegay in laga guulaystay.

Hadalo kulul oo ay is dhaafsdeen Garsoorahah cayaarta hagayay ka dib feedhyahanka ayaa garsooraha feedh daran doori ah ku legday isagoo ku eedeeyay inuu ka eexday.

Waa sidaasi dad badan ayaa marka hore tartanka gala iyagoo isa siiya guusha 100%, waxaana dhib ku noqota inay aqbalaan natiijada soo baxday.

Feedhyahanka Loncar iyo macalimiintiisa ayaa laga mamnuucay noloshooda ciyaaraha feedhka , sida ay xaqiijiyeen Ururka Xidhiidhka Caalamiga ah ee feedhka “Boxing Association”.

 

Leave a Reply