Caalimkii Aragtida Xambaarsana

0
112

Waxay  ragga qaarkood aamineen oo buugaag ku qoreen in dumarku yihiin kuwa xumaan oo dhan sabab u ah. Yurub Qarniyadii dhexe oo dhan sidaasi ayay aaminsanayd waxayna dumarka u arki jireen shar dunida dhex yaal.

Sh. Axmed Didaat (AHN) oo ahaa Sheikh diinta Islaamka faafiya oo South Africaan ah, ayaa ka hadlay weedhahaasi oo yidhi “ Kuwa fikirkan aaminsan waxaan leeyahay, markii ay sagaal bilood uurka ay hooyadaa kugu siday ee weliba ku dhibaatootay fooshiisa, ayay dhashay mid adigoo kale ah oo aan naxariis u ahayn oo axmaq ah.

Markaa haddii qoraaladaasi la eego waa la odhan karaa mar haday dhashay axmaqaasi sharka badan, ee aan naxariista u hayn Eryadan ah “Dumarku iyagaa sababa Mushkuladaha dunida”. Sheekhu wuxu dhaliilayaa kuwo dumarka yasaya ee xaqiraya., isagoo dhaliilaya kuwa wedhaha xun u quudhaya hooyadooda oo sagaal bilood uurka ku siday oo haddana foolatay, oo weliba korisay. Waxaana uu sheekhu leeyahay mar haddii ay axmaqaa aan naxariista lahayn dhalayaan , ee wax kasta u quudhaya way noqon kartaa in iyaguba ay sabab u yihiin sharka dunida ee shaydaanka noocaa u hadlayo wado.

 

Leave a Reply