Xikmadaha Maanta

0
260
  • Ixtiraam dadka, adigana waa lagu ixtiraami doonaa, sadqada bixi, Arsaaqadu way ku badane, dhoola cadde waa laga abaaline, is dhul dhig same , waad sarayne.
  • Wixii kaa tegay haka murugoon, mustaqbalkan haka baqan yaad fashilmine, Allah (sw) talo saaro.
  • Barkimadu waxay qaadaa madax kan taajirka , faqiirka, boqorka, miskiinka mid weyn iyo mid yarba. Noqo iyadoo kale mid dadku ku soo hirtaan noocyadooda kala duwan.
  • Eyga ayaa Deerada weydiiyay sababta ay mar kasta uga dheerayso, waxaana ay ugu jawaabatay “ Anigu ma jirto cid aan isu haleyaa, laakiin adigu Siyadkaaga ayaad isku halaysaa”

Leave a Reply