๐†๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐ž๐ž ๐๐ž๐ซ๐›๐ž๐ซ๐š.

0
314

๐๐„๐‘๐๐„๐‘๐€ (Dawan)ย  Shirkadda gaadiidka ee MATCO ayaa laba gadiid oo ah kuwa lagu qaado qashinka ku Wareejisay dowladda hoose ee magaalada Berbera waxaana gaadiidkaas kala wareegay xoghayaha dowlada hoose ee magaalada Berbera Suheyb Maxamed Cali.

Waxa ka qayb galay madasha lagu wareejinayey labada gadhi masuuliyiin katirsan dowlada hoose ee magaalada Berbera iyo madax katirsan Shirkadda MATCO.

Gaadiidkan ayaa qayb ka qaadan doona fayo dhawrka iyo bilicsoocelinta magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Leave a Reply