Masiibooyinka Iyo Sida Ay U Dhacaan!

0
118

Inkasta oo si cilmiga iyo aqoonta casriga ahi, ay eel sare gaadhay, haddana ma aha weli qaar wax kasta ogaan kara. Dunidan  waxa ka dhacay dilal kala duwan iyo shilal kale oo badan. Haddaba , Sanadkii 1980, waxa goob lagu xanaaneeyo dadka da’da ka kacay dab xooggan. Goobtaasi oo ahayd 5 dabaq ayaa keentay inya dhintaan 14 qof oo Odayaal gaboobay ah iyo 7 islaamood.

Masiibadan ayaa sida booliisku warbaahinta u sheegeen loo sameeyay si ula kac, oo aanu dabku  ahayn masiibo si kama ah ku  timi.  Booliiska ayaan ilaa maanta ogaan ciddii ka danbaysay shilkaasi.

Leave a Reply