Qoraalka Iyo Saadaasha Wakhtiga

0
184

Waxa badan buugag la qoray qarniyo hore oo lagu soo bandhigay xadaaradda maanta inta oo aan wakhtigaasi la gaadhin, taasi oo qorayaashu ku saadaaliyeen dunida cusub ee maanta la joogo.

Qoraagii Faransiiska ahaa ee lagu magacaabi jiray Jules Verne ayaa sanakii 1863 wuxu qoray riwaayad uu magaceeda u bixiyay Paris iyo qariniga labaatanaad.

Qoraalkaasi ayuu ku sheegay in qarniga 20aaday Paris ka dhismi doonaan fooqyo dhaadheer oo daruuraha ku dhowaadaย  oo weliba wada quraarad ah, waxa kale oo uu sheegay inay yeelan doonto Tareeno dheereeya iyo gaadiid kuย  sheqeeya Gas.