Wararka Dalka Deg Degg – Wariye Coldoon oo lagu sii Daayay Cafis Madaxweyne By Khadar Maxamed - June 6, 2020 0 747 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan. Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne. Sawirka wariye Cabdimalik Sheekh Muuse Coldoon