Sanad qudha ayuu soo saaray in ka badan boqol Billion oo Dollar..Daawo

0
961

Elon Musk oo ah maalqabeen ay Iska dhaleen Aabe Ka soo jeeda Dalka Koonfur Afrika iyo Hooyo Canadian ah, ayaa si xawli ah u cidhiidhsaday qofka ugu taajirsan Caalamka saddexdii bilood ee u dambeeyey, iyadoo sanadkan 2021 loo aqoonsaday maalqabeenka 1aad ee aduunka.

Sida ay shaaca ka qaaday Warbaahinta ka faaloota arrimaha Ganacsiga ee Bloomberg oo soo xiganaysa qiimeyn amma daraasad bilowgii sanadkan la sameeyey Elon Musk ayaa booskan kala baxay maalqabeenka Jeff Bezos oo muddo 3sano ka badan ahaa hantiilaha dunida ugu hodansan.

Halkan hoose ka Daawo Warbixin Muuqaal ah:

Leave a Reply