Cayaayanka ayaa ah dawladaha qaarkood cunto qaali ah, oo isla markaana ka mid ah cuntooyinka caadiga ah.ย Arintan inta badan kuย xidhan caadooyinka dhaqanka ah, kuwa diinta iyo saqaafadda ay leeyihiin bulshooyinkaasi.
Saynisyahno badan ayaa sheegay in cayayaanka oo cunto laga dhigto ay faaโiidooyin badan leedahay sida Ayax oo kale oo dhibataada uu u geysto deegaanka ay badan tahay haddii cunto laga dhigtana ay taasi keeni karto inay yaraato dhibaatadiisu.ย Iyagoo dhinaca kalena sheegay in faaโiidooyin laga helo cayaayanad qaarkood. Cunidda cayayaanka ayay sheegeen iany yarayso xanuunada virusku keeno qaarkood sida kan duriga doofaarka oo kaleย H1N1.























