Xikmadaha

0
689

Xikmadaha

  • Haddii aad rabto inaad si fiican u noolaato, ku xidh noloshaada ujeedooyin iyo hadafyo, oo ku xidhin ashkhaas iyo dad gaar ah.
  • Haku faanin muuqaalka quruxdaada maxaa yeellay  adigu maad samaysan, hana ku faanin qabiilkaaga maxaa yeelay adigu maad dooran, laakiin ku faan akhlaaqadaada maxa yeelay adiga ayaa samaysan kara.
  • Inaad wanaag u samayso qof ku wanaajiyay waa mid dad badani samayn karaan, laakiin inaad wanaag u samayso qof ku xumeeyay waxa samayn kara oo keliya dadka caqliyada weyn leh .
  • Si wanaagsan qofka ula hadal , haddii ay xumaan u fahmaan masuul kama tihid naafada caqli ee uu leeyahay.

Leave a Reply